BARNAAMIJKA MA-OGTAHAY QAYBTA-2AAD





 πŸŒΉ Ma ogtahay in dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦ la aas'aasay sanadkii 1932


🌹 Mase la socotaa in dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦ bedka dhulkuusi yahay 2milyan oo km oo laba jibaaran


🌹 Mase la socotaa in dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦ dadka kunool ay yihiin 36milyan oo qof 


🌹 Mase la socotaa dalka ugu dhaqaalaha badan dunida iyo carabaha oo dhan inuu yahay dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦ isagoo ka horeeya dalka sameeya lacagta DOLARKA πŸ’΅ ee USAπŸ‡ΊπŸ‡Έ


🌹 Ma ogtahay labada masaajid ee ugu weyn dhul ahaan aduunka inay ku yaalaan dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦


🌹Mase la socota in dalka  sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦ uu dumarka u ogalaaday inay codeeyaan sanadkii 2015 


🌹Mase ogtahay akhriste in dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦  sanadkii ugu horeeyay uu shidaalka soo saaray uu ahaa 1938


🌹Mase la socota qofkii ugu horeeyay ee MUSLIM  hawada dayax gacmeed u raaca inuu udhashay dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦  sanadkii 1985


🌹 Mase la socotaa dabaqyada ugu dhaadheer dunida mid kamid ah inuu ku yaalo dalkaasi πŸ‡ΈπŸ‡¦ wuxuuna kasoo horjeeda dabaqaasi KACBADA πŸ•‹


🌹 Mase ogtahay shirkada aduunka 🌍ugu taajirsan inay tahay shirkada shidaalka ee dalkaasi sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦ taas oo la dhaho ( ARAMCO ) 


🌹 Mase la socotaa in magaalada caasimada ah ee RIYAAD πŸ‡ΈπŸ‡¦ ay kunoolyihiin 6milyan oo qof 


🌹 Mase ogtahay dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦  in xukunka qisaasta ( qofkii qof dila ) markiiba ay fuliyaan iyagoo raacaya kitaabka ALLE WEYNE KOR AHAAYE


🌹  Mase ogtahay raysal wasaaraha dalkaasi inuu yahay dhaxal sugaha dalkaasi kaas oo jira 36 sano oo magaciisa la dhaho maxamed binu salmaan


🌹 Mase ogtahay in maxamed binu salmaan πŸ‡ΈπŸ‡¦ uu iibsaday guriga dunida 🌍 ugu qaalisan kaas oo qiimihiisu yahay 320MILAYN OO πŸ’΅


🌹 Mase ogtahay in maxamed binu salmaan πŸ‡ΈπŸ‡¦ uu iibsaday sawir gacmeed yar oo hada aragtid aad yaabaysid lacagta uu ku iiibsadayna at tahay 400,000 πŸ’΅ ar caraaba kibir😁

 

🌹Mase ogtahay dalka 5aad ee ugu weyn qaarada asia ahna kan 12aad ee ugu weyn dunida 🌍 inuu yahay dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦


🌹 Mase ogtahay in sucudigu πŸ‡ΈπŸ‡¦ uu xad lawadaago 8 dal 


🌹 Mase la socotaa in 13 Milyan oo qof oo kunool dalkaa oo noqonaysa 38% inay yihiin dad ajaaniib oo aan dalkaas udhalan


🌹 Mase ogtahay dalka 3aad ee leh keydka ugu badan ee khayraad inuu yahay dalka sucudiga πŸ‡ΈπŸ‡¦ aduunka oo dhan🌍


🌹 Mase lasocota akhristahayga Indhaha waaweynaw 😁 in shirkada Aramco sanadkii ay soo saarto dhaqaale dhan 1tirilion oo dollars πŸ’΅


🌹 Mase la socotaa in keydka shidaalka dalkaasi πŸ‡ΈπŸ‡¦ uu yahay 272BILION oo foosto oo shidaal ah 😱 ahna dalka aduunka oo dhan ugu shidaalka badan

Post a Comment

0 Comments