BARNAAMIJKA MAOGTAHAY.


🌹 Mase lasocotaa dalka ugu badan ee soo saara Cadarada / barafuunada inuu yahay dalka FRANCE 🇫🇷


🌹 Mase ogtahay In GOOGLE MAP lasameeyay 5/2/2005


🌹  Mase la socotaa in Sanadkii lasoo dhaafay oo kaliya ay isticmaaleen GOOGLE MAP dad gaaraya ( 1billion  ) oo qof



🌹 Mase ogtahay dalka ugu badan ee isticmaala GOOGLE MAP inuu yahay INDIA 🇮🇳


🌹 Mase ogtahay tirada dalalka laga isticmaalo GOOGLE MAP inay yihiin 105 DAL 🌍


🌹 Ma ogtahay in cabirka somalia🇸🇴 uu yahay 637,657km


🌹 Mase ogtahay in dalka somalia🇸🇴 gabi ahaanba waxaa ka weyn gobolka TAXES  ee dalka maraykanka🇺🇸


🌹 Mase ogtahay in dalka somalia🇸🇴 uu 2 jibaar ka badanyahay dhul ahaan dalka Poland macnaha poland ayaa Somalia ka yara laba jeer 🇮🇩


🌹 Mase ogtahay magaalooyinka  somalia ugu da'da weyn inay

 yihiin


1: berbera

2: bosaso

3: marka

4: kismayo

5: zeylac

6: Muqdisho

🌹 Mase ogtahay dhagaxa ugu weyn da'ahaan inuu yaalo magalaada LAASGEEL ee duleedka magalaada berbera kaasi oo jira ( 5,000 sano)


🌹 Mase ogtahay in gudoomiyihii ugu horeeyay ee baarlamaanka somalia 🇸🇴 uusan haysan diinta islaamka laakiin Somali ahaa 


🌹 Mase ogtahay in gobolka ugu dhulka weyn somalia uu yahay BERI


🌹Mase ogtahay magaca muqdisho uu asal ahaan kasoo jeedo ( luuqada faarisigi ( IRAN LANGUAGE ) oo uu macnihiisuna yahay KURSIGII BOQKRKA 

🇸🇴🇸🇴


🌹 Ma ogtahay akhriste in dalka turkey 🇹🇷 uu yahay dalka 37 aad ee ugu dhulka weyn dunida 


🌹 Mase ogtahay in ciidanka turkey 🇹🇷 tiradoodu tahay 1milyan oo askari


🌹 Mase ogtahay gaashaanbuurta NATO oo ay kujiraan 30 dawladood inuu turkey🇹🇷 yahay    dalka 2aad ee ugu xooga weyn gaashaanbuurtaas NATO

 Mase ogtahay in dalka turkey 🇹🇷 ay yaalaan 90 qunbuladood oo nukliyeer ah kuwaas oo uu leeyaha dalka qooqey ee maraykan🇺🇸

🌹 Mase la socotaa in dalka Turkey 🇹🇷 yahay dalka 3aad ee soo saara filimada ( MOVIES )  ugu badan dunida waxaana ka horeeya

1: maraykan🇺🇸
2: India 🇮🇳

🌹 Mase la socotaa 4 milyan oo qof oo turkey 🇹🇷 inay ku kunoolyihiin dalka GERMANY 🇩🇪

🌹 Mase ogtahay in dalka Turkey 🇹🇷 uu sanadka 100 sano jirsaday 🤣 waa duq ileyn!
🌹 Mase la socotaa akhristaha indhaha weynaw in Turkey 🇹🇷 yahay dalka haysta 7aad ee dunida  ahna dalka 1aad ee  qaarada yurub ee haysta biyaha ku jira dhulka hoostiisa

🌹 Mase ogtahay in  dalka Turkey 🇹🇷  uu yahay dalkii ugu horeeyay ee muslim ah ee dumarka u ogolaaday inay codkooda bixiyeen

🌹 Ma ogtahay in dalka sucudiga 🇸🇦 la aas'aasay sanadkii 1932

🌹 Mase la socotaa in dalka sucudiga 🇸🇦 bedka dhulkuusi yahay 2milyan oo km oo laba jibaaran
🌹 Mase la socotaa in dalka sucudiga 🇸🇦 dadka kunool ay yihiin 36milyan oo qof 

🌹 Mase la socotaa dalka ugu dhaqaalaha badan dunida iyo carabaha oo dhan inuu yahay dalka sucudiga 🇸🇦 isagoo ka horeeya dalka sameeya lacagta DOLARKA 💵 ee USA🇺🇸

🌹 Ma ogtahay labada masaajid ee ugu weyn dhul ahaan aduunka inay ku yaalaan dalka sucudiga 🇸🇦

🌹Mase la socota in dalka  sucudiga 🇸🇦 uu dumarka u ogalaaday inay codeeyaan sanadkii 2015 

🌹Mase ogtahay akhriste in dalka sucudiga 🇸🇦  sanadkii ugu horeeyay uu shidaalka soo saaray uu ahaa 1938

🌹Mase la socota qofkii ugu horeeyay ee MUSLIM  hawada dayax gacmeed u raaca inuu udhashay dalka sucudiga 🇸🇦  sanadkii 1985

🌹 Mase la socotaa dabaqyada ugu dhaadheer dunida mid kamid ah inuu ku yaalo dalkaasi 🇸🇦 wuxuuna kasoo horjeeda dabaqaasi KACBADA 🕋

🌹 Mase ogtahay shirkada aduunka 🌍ugu taajirsan inay tahay shirkada shidaalka ee dalkaasi sucudiga 🇸🇦 taas oo la dhaho ( ARAMCO ) 

🌹 Mase la socotaa in magaalada caasimada ah ee RIYAAD 🇸🇦 ay kunoolyihiin 6milyan oo qof 
🌹 Mase ogtahay dalka sucudiga 🇸🇦  in xukunka qisaasta ( qofkii qof dila ) markiiba ay fuliyaan iyagoo raacaya kitaabka ALLE WEYNE KOR AHAAYE

🌹  Mase ogtahay raysal wasaaraha dalkaasi inuu yahay dhaxal sugaha dalkaasi kaas oo jira 36 sano oo magaciisa la dhaho maxamed binu salmaan

🌹 Mase ogtahay in maxamed binu salmaan 🇸🇦 uu iibsaday guriga dunida 🌍 ugu qaalisan kaas oo qiimihiisu yahay 320MILAYN OO 💵

🌹 Mase ogtahay in maxamed binu salmaan 🇸🇦 uu iibsaday sawir gacmeed yar oo hada aragtid aad yaabaysid lacagta uu ku iiibsadayna at tahay 400,000 💵 ar caraaba kibir😁
 
🌹Mase ogtahay dalka 5aad ee ugu weyn qaarada asia ahna kan 12aad ee ugu weyn dunida 🌍 inuu yahay dalka sucudiga 🇸🇦

🌹 Mase ogtahay in sucudigu 🇸🇦 uu xad lawadaago 8 dal 

🌹 Mase la socotaa in 13 Milyan oo qof oo kunool dalkaa oo noqonaysa 38% inay yihiin dad ajaaniib oo aan dalkaas udhalan

🌹 Mase ogtahay dalka 3aad ee leh keydka ugu badan ee khayraad inuu yahay dalka sucudiga 🇸🇦 aduunka oo dhan🌍

🌹 Mase lasocota akhristahayga Indhaha waaweynaw 😁 in shirkada Aramco sanadkii ay soo saarto dhaqaale dhan 1tirilion oo dollars 💵

🌹 Mase la socotaa in keydka shidaalka dalkaasi 🇸🇦 uu yahay 272BILION oo foosto oo shidaal ah 😱 ahna dalka aduunka oo dhan ugu shidaalka badan

Post a Comment

0 Comments