TAARIKHDA KUBADA CAGTA

 



Kubada cagta....

Kubadda cagta waa ciyaaraha kuwooda ugu saameynta badan ee wakhti xaadirkan aduunka daafihiisa laga ciyaaro / dheelo 

Qarnigii 19aad horaantiisii ayaa kubadda cagtu si rasmi ah dunida uga hanaqaaday waxaana horkacay 3 xadaaradood ee wakhtiyadaas ugu caansanaa kuwaas oo kala ahaa 

1: SHIINE
2: ROOMANKA
3: GIRIIGII 

iyadoo mid walba ciyaartaas oo ula baxay magac gooni u ah sida

1: Giriiga  ( EPISKYROS ) ayay u yaqaaneen kubadda cagta 

2: Romanka ( Harpastum ) 
Ayay u yaqaaneen kubadda cagta 

Qarniyadii danbe waxaa sii xoogeystay horumarka kubadda cagta iyadoo dalal badan iyo boqortooyooyin badan ay hormariyeen hana ugusii badnaato 2 qaaradood ee 

YURUB IYO AMERIKA 

hadaba waxaynu dul istaagaynaa dhacdooyin iyo taariikho yaab leh oo ku saabsan kubadda cagta ...


1: ISAAK HAYIK 
Waxaa uu ahaa shakhsigii ugu da'da weynaa ee soomara kubadda cagta inta taariikhda la ogyahay wuxuuna jirey 73 sano jir

2: dunida waxaa ugu caansan 20 horyaal ( LEGUA ) waxayna kala yihiin waxaana soo qaadan doona 7 horyaal ee ugusii caansan 20 kaas

1: LIGA MAX
2: ENGLISH FOOTBALL LEGUA 

3: PREMIER LEGAU 
4: LA-LIG
5: SERIE A
6: EFL LEGUA TWO
7: BOTOLA PRO_1


3: waxaa jira dalal aad looga ciyaaro kubadda oo dalalkaasi waxay haystaan kooxo ( TEAM / CLUBS ) badan tusaale ahaan dalalka

1: UK = 42,000 ( team )
2: ITALY = 20,000 ( team ) 
3: france = 21,000 ( team ) 


Waa dalalka ugu badan ay ka ciyaaraan kooxaha kubada cagta taasi oo ku tusineysa in qaarada Yurub aad  looga dheelo

3: koobka aduunka ( WORLD CUP ) sanadkan waxa dheelaya 48 dal waxaana koobkaas la bilaabay sanadii 1930 ilaa 2022 waxa ku guuleystay in ka badan 22 dal waxaana dal ugu badan ee qaatay koobkaas uu yahay dalka kubadda caanka ku ah ee BRAZIL 🇧🇷wuxuuna koobkaas ku guuleystay in ka badan 5 jeer 


4: kooxda lagu magacaabo الاهلي ee  ka dhisan dalka Masar ( egypt ) ayaa ah kooxda kaliya ee ku guuleysatay 115 koob waana kooxda aan taariikhda ay dhigtay xata maanta koox lamid ah dhigin yacnii waa kooxda ugu badan ee koob ku guuleysatay 


5: PREMIER LEGAU marka la joogo waxa ugu awood weyn kooxda 
MACHESTER UNITED oo ku guuleysatay horyaalka dalka Ingiriiska in ka badan 20 koob oo horyaalka dalkaasi ah 


5: kooxda ka dhisan dalka UK ayaa ah kooxda ugu da'da weyn aduunka oo dhan waxaana kooxdan la dhisay sanadkii 1857 


6: LIONEL MESSI waa ciyaaryahanka kaliya inta taariikhda la ogyahay ku guuleystay 44 koob oo kala duwan lama hayo ciyaaryahan kale oo booskaas ku fadhiistay wali 

7: dalkii ugu horeeyay ee sameeyay kubadda cagta waa dalka CHINA 🇨🇳


8: dalka ugu badan ee soo saara kubadaha ugu badan aduunka oo dhan una iib geeya waa dalka PAKISTAN 🇵🇰

9: ABOU DIABY waxa uu dhashay 1986 wuxuuna ka ciyaarayay xulka dalka Faransiiska waana ciyaaryahanka kaliya inta taariikhda la ogyahay ugu dhaawaca cuslaa isagoo garoomada ciyaaraha ka maqnaa 1,747 maalmood iyo 300 game ayuu ka maqaa dhaawaca soo gaaray awgeed

10: KYLIAN MPAPE waa ciyaaryahanka qiimaha uu ku fadhiya ay gaarayso 180,000,000$ inuu qaato mushaar ahaan waan ninka ugu mushahaharka badan ciyaaryahanada kunool aduunka 2024 

11: Pep guardiole Waa macalinka ugu khatarsan macalimiinta kubadda cagta sanadkan 2024 wuxuuna macalin usoo ahaa 

1: BARCELONA
2: BAYERN MUNICH
3: MACHESTER CITY 


intaas ayaynu ku joojin qaar kamid ah xogaha kubadda cagta...

Post a Comment

0 Comments